opponent Ousmane Sonko returns to the offensive

The opponent gave a muscular speech on Friday, July 2, during a press release. He condemns the latest anti-terrorism laws. The leader of the Pastef Party accuses France of "neocolonialism" and once again warns President Macky Sall against a possible candidacy for a third term in 2024. After the riots in March and before the next election, Ousmane Sonko consolidates his political position. .…

Cadaadiska saaran Farmaajo iyo Rooble oo kordhay kadib xogti…

Muqdisho (Axadle) – Cadaadis ayaa mar kale ku kordhaya madaxweynaha waqtigu ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, kadib markii Mareykanka uu sheegay in ciidanka Soomaaliya ee la geeyey Eritrea ay ka dagaalameen Ethiopia. Robert F. Godec, oo ah sii hayaha ku xigeenka xoghayaha Waaxda Arrimaha Afrika ee Mareykanka, ayaa yiri “Waxaan ka war qabnaa in ciidamo Soomaali ah ay joogeen Itoobiya, laakiin…

Heshiisyadii La Dhamaystiray Maanta Iyo Caawa, Kuwa Qarka Loo Saaran

Dhaqdhaqaaq badan ayaa ka jiray suuqa iibka ciyaartoyda maanta oo Jimce ahayd, waxaana jiray saxeexyo la dhamaystiray, kuwo si xor dhac ah loo gaadhay iyo warar kale oo xaasaasi ahaa.Qodobbadii ugu waaweynaa suuqa iibka ciyaartoyda maanta ayaanu isha soo marinay, waana kuwan e akhris wanaagsan:RASMI: Xiddigii Manchester City ee Jack Harrison ayaa si rasmi ah ugu biiray Leeds United oo uu xilli ciyaareedkii hore amaah kula joogay. Harrison ayaa saxeexay heshiis saddex sannadood ah, lamana sheegin lacagta ay Leeds kagala soo…

Doubtful about the training team

England coach Gareth Southgate has revealed that winger Bukayo Saka may not be ready to face Ukraine on Saturday after hitting a target.The Arsenal team has so far had an excellent Euro 2020 and impresses in its two matches against the Czech Republic and Germany.Saka had been expected to continue his start on Saturday when England travel to Rome to face Ukraine, but Southgate admitted he will need to make a late call about the 19-year-old's condition before the match."We just have to control Bukayo, who had a slight knock…

Ilhan brings Ethiopian conflict to Congress as US admits Somali troops in Tigray

WASHINGTON, United States | For the first time in as many months, the Ethiopian conflict has featured in the United States Congress, with Somali-born Congresswoman Ilhan Omar, who sits on the Foreign Affairs Committee, soliciting questions from the State Department, which oversees mainly such situations in the world. Ethiopian National Defense Forces Monday withdrew from the Tigray region after eight months of genocide, rape and torture, targeting both civilians and members of the Popular Front for the Liberation of…

Rooble oo war kasoo saaray qaraxii caawa iyo Al-Shabaab oo s…

Muqdisho (Axadle) – Xukuumadda Soomaaliya iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa warar kala duwan ka soo saaray qaraxii is-miidaaminta ahaa ee galabta ka dhacay Caasimadda Muqdisho, kaas oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Qoraal ka soo baxay Ra’iisul wasaare Rooble ayaa aad loogu cambaareeyey qaraxaas, “Inta dhimatay Allaha u naxariisto, dhaawacyadana Allaha bogsiiyo,” ayaa lagu yiri qoraalka. “Falkan bahalnimada iyo arxan darrida ah…

Ingiriiska Oo Cabasho Ka Muujiyey LIX Garsoore Oo Jarmal Ah Oo

Kaddib markii uu Ingiriisku garaacay Jarmalka ee uu ka reebay tartanka Euro, waxa soo food-saaray walaac weyn xilli ay isku diyaarinayaan ciyaarta Ukraine ee Sabtida, waxaanay u cadhaysan yihiin xidhiidhka kubadda cagta Yurub.Ingiriiska yaaa u arka in kulanka Ukraine ayay ku jiraan af libaax oo ay la ciyaarayaan 11ka laacib ee xulka dalka ay waajahayaan iyo toddoba qof oo kale oo ah garsooreyaasha kulanka.Taageereyaasha xulka England ayay ku adag tahay inay rumaystaan in Jarmalka oo ay ka dhaxayso cadaawad ciyaareed, isla…

Jack Harrison completes a permanent move

Leeds United have confirmed the permanent signing of winger Jack Harrison from Manchester City.The 24-year-old has been with Leeds ever since he first joined the club on a two-year loan in 2018 and has become one of the most important players on Marcelo Bielsa's side.Harrison colored another one-year loan deal last summer that included an option to make the move permanent, and it has long been seen as just a matter of time before Leeds beat the trigger and signed Harrison.The deal was originally expected to take place on…

Switzerland 1-1 Spain (1-3 pens): Player rating

Spain reached the last four of the European Championship for the third time on Friday night and beat Switzerland 3-1 on penalties after the two teams had fought to 1-1 in St. Petersburg.It took Luis Enrique's men just eight minutes to break the deadlock. Koke's corner was cleared out of the area before Jordi Alba's rasping strike deflected Denis Zakaria and sailed into a helpless Yann Sommer's net.Spain seemed comfortable enough for the most part, but it was Switzerland who found the next goal to equalize after 68 minutes.…

Spain Oo Semi-finalka Iska Xaadirisay, Switzerland Oo Mar Kale Wacdaro

Xulka qaranka Spain ayaa usoo gudbtay wareegga afar-dhamaadka tartanka qaramada Yurub ee Euro, kaddib markii ay rikoodheyaal 3-1 ah kaga badiyeen Switzerland oo ay ciyaartoodii caadiga ahayd kusoo dhamaatay 1-1.Spain ayaa rikoodhihii ugu horreeyey oo uu tuurtay Sergio Busquets iska lumisay iyadoo kubadda uu birta ka jaray, hase yeeshee saddex ciyaartoy oo Switzerland ah ayaa labana laga qabtay kubadda, midna uu goolka dul-mariyey, waxaana rikoodhihii ugu dambeeyey ee guusha u xaqiijiyey Spain xiddigooda Mikel Oyarzabal.Xulka…