Daawo: “Waxaan Al-Shabaab ugu biiray si dhagaxii

Guriceel (Axadle) – Maxamed Nuur Barre oo loo yaqaan Dhicisow oo dhawaan isku soo dhiibay ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Guriceel ee Maamulka Galmudug ayaa ka sheekeeyey qaabkii uu ugu biiray Al-Shabaab iyo sidii uu markii dambe uga soo baxsaday. Dhicisow oo ah Oday lugaha naafo ka ah isla markaasna Al-Shabaab dhexdeeda looga yaqaanay Maxamed Ceeli-Cali ayaa sheegay inuu Al-Shabaab ugu biiray sidii wax uga heli lahaa…

Conor Gallagher has a huge season ahead of him

You might think this is cynical, given that he's only 21, but it's starting to get hard to believe that Conor Gallagher will ever be part of the first team line-up at Chelsea.The Blues are no stranger to exploiting the loan market in an attempt to offer their academics a platform to showcase and hone their skills, but their current harvest of home-made players in the squad would suggest that Gallagher's chances may have already passed.Welcome to the Palace, Conor Gallagher ✍️ # CPFC | https://t.co/utMcYSDkhb- Crystal Palace…

Somali Prime Minister requires unity to defeat terrorism after 4 deaths

Somali Prime Minister calls for unity to defeat terrorism after the death of 4 footballers MOGADISHU, Somalia - Somali Prime Minister Mohamed Roble called on Somalis to unite to defeat terrorism after four footballers were killed in an IED explosion on Friday. Roble condemned the terrorist attack in the town of Kismayo in the Lower Jubba region of Jubaland state and called for an immediate end…

Magacyada SAGAAL Ciyaartoy Oo Manchester United Ay Iibinayso Xagaan –

Manchester United ayaa suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan dhigaysa SAGAAL ciyaartoy oo kooxda koowaad ah oo aanu ku jirin kubbad-sameeyaha Faransiiska ah ee Paul Pogba, kaas oo ay ka naawilayaan in uu saxeexo heshiis cusub, xilli 11 bilood oo kali ahi ka hadhsan yihiin qandaraaskiisa.Red Devils oo suuqa iibka ciyaaartoyda ee xagaagan kala soo wareegtay Jadon Sancho, Raphael Varane iyo Heaton ayaa waxay hadda ka shaqaynaysaa sidii ay usoo celin lahayd lacagtii ay kharash garaysay.Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa haysta…

Jerome Boateng is eager to move

Jerome Boateng is keen on a move to Manchester United this summer but there is no indication that the Red Devils actually want to sign him. Boateng is currently without a club after being released from Bayern Munich at the end of last season. His departure ended an incredible decade in Bavaria. During that time he won nine Bundesliga titles, two Champions Leagues and numerous other domestic awards. Boateng has met United before / JOHANNES EISELE / Getty ImagesHe presented regularly during his final season and made 39…

How To Spend £ 100 Million From Jack Grealish Sales

Very few would have predicted such a solid season for Dean Smith's Aston Villa last season. After the slimmest of survivors at the end of the 2019/20 season, Villa looked remarkably solid and confident, while playing a great football brand throughout the 2020/21 campaign and achieving a much improved midfield game.And now Smith's men will look good to build on that development and really cement themselves in the top half of the Premier League. However, they may have to do so without the inspiring Jack Grealish, for whom…

Saacadaha soo socdo oo la ogaan doono rajada

Baydhabo (Axadle) – Magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel gaarka ee Maamulka Koonfur Galbeed waxaa gaaray Wafdi ka socda guddiga hirgelinta doorashada heer federaal, iyadoo halkaasi ay kusoo dhaweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulkaas. Wafdigaan guddiga doorashooyinka heer federal waxaa hoggaaminayay guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashooyinka Mowliid Mataan. Ujeedka ay halkaasi u tageen ayaa ah dar-dar galinta howlaha doorashooyinka heer…

Mikel Arteta Oo Ogaaday Xiddiga Caqabadda Ku Noqonaya In Arsenal Lasoo

Arsenal waxay xiiso u muujisay weeraryahanka Inter Milan ee Lautaro Martinez oo uu tababare Mikel Arteta doonayo in kooxdiisu ku dagaalanto sidii ay ula soo wareegi lahayd suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan.Sida uu qoray wargeyska The Athletic, Arsenal oo xilli ciyaareedkii hore ka dhibaatootay afka hore ee weerarka ayaa doonaysa weeraryahanka reer Argentina ee Lautaro Martinez oo 17 gool u dhaliyey Inter Milan 38 ciyaarood oo horyaalka Serie A ah oo uu u saftay xilli ciyaareedkii hore.Warka ayaa waxa uu intaa ku daray, in…