LeBron James Oo Noqday Ciyaartoyga Aflagaaddada Ugu Badan Loo Geystay

LeBron James ayaa noqday ciyaartoyga loogu aflagaadaynta badan yahay guud ahaan ciyaaraha kala duwan ee dunida laga ciyaaro, waxaana uu noqday dhibbanaha cayda ugu badan loo geysto maalin walba.Xiddiga kooxda LA Lakers ee NBA-da maraykanka ayaa loo diiwaangeliyey in uu yahay laacibka aflagaaddada ugu badan loogu geysto barta bulshada ee Twitterka.LeBron James oo ay bartiisa Twitter-ka ku xidhan yihiin 49.8 milyan oo qof, ayaa xilli ciyaareedkan aan awoodin in uu Lakers geeyo finalada NBA-da, waxaana si xun u garaacday…

Maamulka gobolka Banaadir oo odayaasha Murusade kala saftay …

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa soo saaray qoraal ugu hanjabay odayaashii dhaqanka beesha Murusade ee maanta baaqa iyo digniinta u diray dowlad goboleedka Puntland iyo beesha Majeerteen. Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka beesha Murusade oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Caasimadda Muqdisho ayaa Puntland uga digay inay toogato sideed nin oo lagu xukumay dil…

Italy’s road to Euro 2020 final

Of course, all England fans in the world will be saddened by the thought of the Three Lions winning Euro 2020, so let's just take a step back one second and realize the challenge that still lies ahead.Co-finalists Italy are currently on an unbeaten 33-match and to make England's task even more difficult, they will also face the best - dressed, coolest manager ever in Roberto Mancini - it certainly does not make the task more difficult, but we just wanted to mention it.Gli Azzurri looked brilliant in the group stage and they…

Jose Mourinho Oo Siddeed Ciyaartoy Ka Caydhiyey Tababarkii U Horreeyey

Jose Mourinho ayaaan wax waqti ah iska lumin, waxaanu durba bilaabay shaqo degdeg ah isla maalintiisii ugu horreysay ee uu tababarka u bilaabay.Tababaraha reer Portugal ayaa loo mgacaabay Roma ka hor intii aanu dhamaanin xilli ciyaareedku, waxyar kaddib markii ay Tottenham shaqada ka caydhisay isagoo keenay finalka Carabao Cup, isla markaana sugaya in uu kulankaas hoggaamiyo, koobkana u dagaallamo.Spurs ayaa sugi kari weyday inta uu xilli ciyaareedka dhamaysanayo maadaama ay kooxdu ku jirtay kaalinta toddobaad, laakiin waqti…

Unhealthy Breakfasts Dietitians Say You Ought to Cease Consuming Proper

While it's up for debate whether or not breakfast is the most important meal of the day, research has indicated that there are several health benefits associated with the morning meal. If you're someone who enjoys breakfast, it's important that you're fueling your body with adequate nutrients right from the start so that you have energy all day long. (Related: One Major Side Effect of Skipping Breakfast, New Study Says.) Unfortunately, some of the breakfast foods that you think are healthy may actually be packed in…

Salva Kiir prefers to play with glass half full

South Sudan celebrated its tenth anniversary of independence on Friday (July 9). A first decade of existence marked by a bloody civil war that left about 400,000 dead and 4 million displaced. On this occasion, President Salva Kiir addressed the nation. as reported from Nairobi, Sebastien nemethDuring the ten years of…

Tottenham, Southampton, Newcastle & Wolves track Hoppe

Exclusive - Schalke are guilty of bidding from a handful of Premier League sides who want to sign 20-year-old American forward Matthew Hoppe.Hoppe advanced at the beginning of 2021 with a Hattrick in a 4-0 victory against Hoffenheim that triggered a run of five goals in just three games, and 90 minutes already revealed in February that sides from all over Europe closely followed young people forward.Sources have since confirmed to 90 Minutes in Germany that interest in Hoppe has not disappeared and there are four Premier…

Kiko Casilla near the Elche loan

Leeds goalkeeper Kiko Casilla will join Elche on loan this summer as he seeks regular first-team football at the end of his career.The 34-year-old joined the Elland Road side from Real Madrid in January 2019 and was constantly present between the sticks for almost a year before he was hit by an eight-pointer for abusing Charlton's Jonathan Leko.Marcelo Bielsa defended his then number one and made him captain when he returned to the side, arguing that the very critical media did not have 'all the information' that he and the…

Turkey ‘oo fashilisay weeraro jilbaha loogu dhigi lahaa’ – C…

Ankara (Axadle) – Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiistii shaaca ka qaaday in Turkey ay fashilsay weeraro lagu soo qaaday dhaqaalaheeda oo la doonay in dalkaas jilbaha loogu dhigo. Erdogan ayaa weeraradan la xiriiriyey afgambigii dhicisoobay ee dalkaas ka dhacay 2016-kii.  Madaxweyne Erdogan ayaa qalalaasaha dhaqaale ee Turkey sheegay inuu ka dhashay shirqoolo ay maleegeen quwado shisheeye iyo kooxo argagixiso ah. Erdogan ayaa intaas ku…

Neymar claims that friendship with Lionel Messi is “on the line” in the Copa America final

Paris Saint-Germain winger Neymar has admitted that his friendship with Lionel Messi will be at stake when Brazil face Argentina in the Copa America 2021 final on Sunday.The pair, who remain very close to their mutual time in Barcelona, ​​will face head-to-head in Sunday's final, where Brazil want to keep their crown and Argentina want to take care of the award for the first time since 1993.Neymar & Messi are close from their time at Barcelona / David Ramos / Getty ImagesFor Messi, the game represents a chance to finally…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More