Hissène Habré “remains a statesman in history

Hissène Habré, who ruled Chad between 1982 and 1990, died yesterday, Tuesday, August 24, in Senegal. He was serving a life sentence there, after being convicted in 2016 of crimes against humanity by an African court. Hissène Habré was an ally and defense minister for former leader Goukouni Weddeye, who headed the government of national unity created in 1979. The two men then became opponents, and…

Mareykanka oo qiimeynaya khasaaraha Al-Shabaab

Camaara (Axadle) – Taliska ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey weerar dhanka cirka ah oo ay saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen deegaanka Camaara oo dhaca koofurta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya. Warsaxaafadeed ka soo baxay Africom ayaa waxaa lagu sheegay inay haatan wadaan qiimeyn ku aadan khasaaraha rasmiga ah ee duqeyntaasi kasoo gaaray xoogaga kooxda Al-Shabaab oo iyaga oo lagula beegsaday, xilli ay…

To the historian A. Dingammadji: “Hissène Habré was on

He ruled Chad from 1982 to 1990, but it was in Senegal that Hissène Habré died yesterday, Tuesday, August 24, at the age of 79. He was serving a life sentence there, after being convicted of crimes against humanity in 2016 by the extraordinary African chambers. Our guest this morning is the Chadian historian Arnaud Dingammadji, who was also an expert on the Extraordinary African Chambers (CAE), during…

the young woman sick with Ebola is cured, the search for

In Abidjan, the young woman infected with the Ebola virus is cured. The Ivorian Ministry of Health announced this on Tuesday, August 24. But the Ivorian authorities are still looking for contacts and examining the slightest sign of the virus appearing in the country where no other case has been reported so far. with our…

Beesha Caalamka oo aan soo dhameystiraan dhaqaalihii doorashada

Muqdisho (Axadle) – Saaxiibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa illaa hadda diidan inay soo dhameystiraan dhaqaalihii doorashada qeybtii laga sugayey, xili ay gobolada qaar soo dhameystireen doorashada Aqalka Sare, taasi oo horseedi karta dib u dhac. Beesha caalamka ayaa bixisay kaliya 7.2 milyan oo dollar oo ka mid ah 32-ka milyan ee ku baxaya dhaqaalaha doorashada, ayada oo ka cago jiideysa lacagta kale ee harsan oo gaareysa 25 milyan oo dollar. Beesha Caalamka oo dadaal badan ku bixisay sidii ay dalka uga dhici…

IMAARAADKA oo ka baxay qeyb ka mid ah HESHIISKII

Hargeysa (Axadle) – Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa fulin weyday qoddob kamid ah heshiiskii madaarka Berbera ee ay kal hore kala saxiixdeen xukuumadda Gobaladda Waqooyi, sida uu shaaciyey Mareeyaha hay’adda duulista iyo maamulka madaaradda Gobaladda Waqooyi. Mareeye Cumar Sayid ayaa golaha wakiiladda Gobaladda Waqooyi ka hor sheegay in heshiiskii madaarka Berbera ee ay la galeen dowladda Imaaraadka uu dhigayay inay Madaarka Berbera ka dhigtaan…

Maxay keeni kartaa diidmada midowga musharaxiinta

Muqdisho (Axadle) – Agaasime ku-xigeenka Machadka Heritage, Mursal Maxamuud Saney oo la hadlay BBC-da ayaa ka hadlay heshiiskii ay madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ku gaareen habraaca cusub ee doorashada, kaasi oo mucaaridka uu diiday. Mursal Saney ayaa ugu horeyntii sheegay in doorashada haddii la isku qabsado ay dhici karto in natiijada doorashada aan lagu wada qanci, taasi oo lumineysa kalsoonidii shacabka Soomaaliyeed. Waxa uu sheegay inay…

Israel oo ka careysan waxa ay ku hayso Falastiin

Warsaw (Axadle) – Madaxweynaha Poland Andrzej Duda ayaa ansixiyay sharci diidaya in Yaahuuda loo celiyo hantidii laga qaatay intii uu socday dagaalkii labaad ee adduunka iyo kadib. Ansixinta sharcigaan ayaa dhalisay xiisad diblomaasiyadeed, iyadoo Israel ay dib ugu yeertay safiirkeedii Poland waxayna ku tilmaantay sharcigaan inuu yahay mid “Yuhuud naceyb ah”. Sharcigaan ayaa la xiriiro doodii ka taagneyd in Yahuuda loo celiyo hantidii ay sheegatay…

Reactions in Chad after the death of Hissène Habré

The former Chadian dictator died in Dakar on Tuesday, April 24. After contracting Covid-19, he was admitted to the hospital. For war crimes and crimes against humanity, he was sentenced to life in prison. Hissène Habré's death has left no one unmoved, from Chadian citizens who know his reign to his former lieutenants. Testimony. ■ Relatives of the victims hope to receive compensation Hissène Habré would pay 20 million CFA to each of the 8,600 civilian victims. However, these amounts have never been paid to the…