Wasiir Caadle: Madaxweyne diiddan doorasho & kuxigeen kursi
Wasiir Arrimaha gudaha & dowladaha hoose ee Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle oo la hadlay Axadle ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay warar uu ku sheegay been iyo wax aan raad lahayn oo lagu faafiyey baraha Bulshada, kuwaas oo ku saabsan hab-raaca doorashooyinka Dowlad-goboleedka Hirshabeelle.
Caadle oo sheegay in uu dhammaaday muddo-xileedkii hay’adaha dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaaa carrabka ku adkeeyey in odayaasha dhaqanku yihiin salka iyo Asaaska dhismaha…