Jamaahiirta Kubadda Cagta Oo Soo Doortay 30kii Ciyaartoy Ee
Laacibkii hore ee xulka qaranka Brazil iyo kooxda Lyon ee Juninho Pernambucano ayaa dhinac iskaga leexiyey ciyaaryahannadii ku haystay laagga xorta ah, waxaana booskiisa u go’aamiyey jamaahiirta kubadda cagta oo u doortay xiddigii ugu fiicnaa toogashada goolka ee kubbadaha xorta ah.45 jirkan reer Brazil ayaa layaab ku ahaa laagga xorta ah oo uu ka dhalin jiray masaafo fog iyo mid dhow intaba, waxaana uu kooxdiisii Lyon guulaha ugu badan kusoo siiyey kubbadihii gantaalka ahee uu shabaqa ku hubsan jiray iyadoo ciyaartoyda…