Itoobiya oo xayirtay duullimaadka biyo-xireenka ay ka
Sawirkan dayax gacmeedka ah ee biyo xireenka Grand Ethiopian Renaissance Dam ee wabiga Blue Nile ee gobolka Benishangul-Gumuz ee dalka Itoobiya.
Dowladda Ethiopia ayaa ka mamnuucday dhamaan duulimaadyada biyo xireenkeeda weyn ee ay ka dhisayso wabiga Blue Nile sababo amaan awgood, madaxa hay’ada duulista rayidka ayaa sheegay in madaxweynaha Itoobiya uu balanqaaday in biyo xireenka uu bilaabayo dhalinta korontada 12 bilood ee soo socota
Tallaabadani waxa sy sii xumayn kartaa…