Hogaamiyayaasha ku shirsan Villa Somalia oo qodobada qaar heshiis ka
Waxaa maalinkii 3 aad madaxtooyada Soomaaliya ka socda shir u dhexeeya madaxweyne Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo hogaamiyayaasha dowlad goboleedyada waxaana looga hadlayaa qodobada dhamaystirka doorashooyinka Soomaaliya ee 2020-21-da.
Shirka oo aan la qeexin xilliga rasmi ah ee laga gabagabaynayo ayaa laga gaaray heshiis hore dhac ah inkastoo aan Saxaafada loo soo bandhigin sidoo kale waxaa jira qodobo dhowr oo dhinacyadu aad iskugu hayaan.
Maxaa laga heshiiyay?…