Bangiga dhexe oo beeniyay eedo loo jeediyay Bangiyada &
Bandhiga dhexe ee Soomaaliya ayaa beeniyay warbixin dhawaan lagu daabacay wargays-ka caanka ah ee New York Times,kaas oo lagu sheegay in bangiyada iyo xawaalaha gudaha Soomaaliya ay ku milmeen nidaamka maaliyadda ee Al Shabaab malaayiin doollarna ka helaan canshuuraha gudaha.
Qoraal uu soo saaray Bandhiga dhexe kuna Taariikhaysan 21/10/2020 oo ay heshay Axadle ayaa lagu beeniyay warbixtaasi oo uu qoray Cabdi Latif Daahir oo ah weriyaha Bariga Afrika ee New York Times oo…