Ra’iisal Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed
Ra’iisal Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa goordhow oo maanta ah gaaray magaalada Hargeysa kaddib markii uu cafis ka helay madaxweynaha Gobaladda Waqooyi Muuse Biixi Cabdi.
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Gobaladda Waqooyi Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu sheegay in madaxtooyadu cafis u fidiyay Maxamed Cumar Carte si uu u yimaado magaalada Hargeysa oo uu ku xanuunsanayo Aabihii Cumar Carte Khaalib.
Cumar Carte Khaalib oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed ayaa xilal kala duwan ka…