Gilberto Silva Oo Layaabay Arsenal Markii Ay Tababaraha Ka
Halyeygii Arsenal ee Arsenal ee Gilberto Silva ayaa ka hadlay hal arrin oo ka yaabiyey oo uu ku arkay Mikel Arteta muddadii uu tababaraha ka ahaa Gunners.Arsenal ayaa xili ciyaareed dhibaato badan ku qaadanaysa horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League oo ay kaga jirto meel hoose, waxaana usbuucan horraantiisii loo diiwaangeliyey rikoodhkii ugu xumaa muddo 39 sannadood ah.Toddobaadka soo aaddan ayay sugaysaa ciyaar kale oo adag oo ay u tegi doonaan kooxda ay ka wada dhisan yihiin woqooyiga London ee Tottenham, taas oo…