Sky Sports Oo Saadaalisay Kulamada Isbuuca 9aad Ee Premier
Sky Sports ayaa saadaal ka bixisay kulamada wareega sagaalaad ee horyaalka Premier League iyadoo kulamo xiiso badan la ciyaarayo oo ay ka mid tahay kulanka u dhaxeeya Tottenham iyo Manchester City.Tababarayaasha xafiiltanka weyn uu ka dhaxeeyo ee Jose Mourinho iyo Pep Guardiola ayaa Sabtida isaga horimaan doona Waqooyiga London iyadoo Sky Sports ay saadaalisay in Spurs ay 1-0 kaga badin doonto kooxda Sky Blues.Isla Sabtida Chelsea ayaa u safreysa kooxda Newcastle United iyadoo Sky Sports ay saadaalisay in Blues ay 2-0 kaga…