PSG ayaa la kulantay tababaraha cusub ee xulkooda hogaamin doona
PSG ayaa la kulantay Mauricio Pochettino, oo la sheegay inuu yahay macalin iska sii magacaan isla markaana aan wali si rasmi ah loogu dhawaaqin.
Paris Saint-Germain ayaa galabta ceyrisay tababare Thomas Tuchel ka dib wareysi xanaaq badan iyo bandhig uu bixiyey, iyadoo kooxdu u dabaaldegeysay guushii 4-0 ee ay ka gaareen Racing Strasbourg.
Sida laga soo xigtay warbaahinta Faransiiska iyo Ingiriiska, PSG oo uu hogaaminayo agaasimaha kubada cagta Leonardo ayaa maanta kulan in uu la qaato Mauricio Pochettino la sugaayey,…