DG Puntland State oo sheegtay in Boosaaso ay ku qabatay hub. –
Howlgal qorsheysan oo uu hoggaaminayay Taliyaha qaybta Gobolka Bari ee G/Sare Xuseen Cali maxamuud ayaa lagu soo qabtay hub si sharci darro ah loogu heystay qaybo kamid ah Magaalada Boosaaso.
Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in hubkaan looga qayb qaadanayay falalka amni darro ee xarunta Ganacsiga DG Puntland ee Boosaaso, balse xog ay ka heleyn dadka deegaanka ay suuragelisay in ay soo qabtaan.
Taliyaha qaybta Booliiska Gobolka Bari ayaa sheegay in ay wadaan baaritaanno la…