Xiddig Ka Tirsan Real Madrid Oo Kusii Jeeda Premier League,
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa isku diyaarinaysa inay bisha January iibiso laacibkeeda khadka dhexe ee Isco oo lala xidhiidhinayo kooxo ka dhisan waddanka Ingiriiska, halkaas oo looga gacan haadinayay tan iyo xagaagii.Los Blancos ayaa diyaar u ah inay ka takhalusto xiddigaha aan waxqabadka badan lahayn ee mushaharka oo kaliya u jooga kooxda, si ay iskaga fudaydiso culayska lacageed ee ay ku hayaan.Gareth Bale ayay hore Real Madrid amaah ugu siisay Tottenham oo ay ugu dartay Sergio Reguilon oo ay si rasmi ah uga…