Dhaq-dhaqaaq ciidan oo Welwel geliyay Shacabka oo ka taagan
Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo waxaa ka socda dhaq-dhaqaaqyo ciidan, kadib markii Xukuumadda Soomaaliya ay sheegtay in Kenya abaabuleyso Jabhad weerarta Magaaladaas oo ku sugan Mandheera.
Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa sameystay saldhigyo cusub, shacabka ayaa hadal haya hadallada ay is dhaafsadeen Xukuumadda Federaalka & DG Jubbaland oo Wasiirkooda Amniga uu ku sugan yahay Magaaladaas.
Nabadoon Idiris Aadan Nuur oo kamid ah Odoyaasha Balad Xaawo ayaa Axadle u…