Cesc Fabregas Oo Magacaabay Labada Xiddig Ee Kaliya Ee
Cesc Fabregas ayaa ku dooday in laba ciyaartoy oo kooxdiisii hore ee Arsenal ah ay u ciyaari karayeen Barcelona, kuwaas oo uu xusay inay lahaayeen tayada iyo awoodda xirfadeed ee ay ugu ciyaari lahaayeen kooxda reer Spain.33 jirkan khadka dhexe ayaa muddo siddeed sannadood ah ku qaatay Arsenal ka hor intii aanu u wareegin Barcelona sannadkii 2011, kaddibna uga soo wareegay Chelsea oo uu waqti ku qaatay ka hor intii aanu tegin Monaco.Laacibka reer Spain ayaa ka mid ahaa xiddigihii uu tababare Pep Guardiola hoggaaminayay ee…