Sarkaal ka tirsan CIA Maraykanka oo lagu khaarajiyay gudaha
Sarkaal ka tirsan CIA-da Mareykanka ayaa todobaadkii hore waxaa lagu dilay Soomaaliya, sidda ay ku warantay warbaahinta Mareykanka. Sarkaalka waxaa la sheegay u geeriyooday dhaawac kasoo gaarey howlgal ka dhacay Soomaaliya.
Sidda ay ku warantay CNN, sarkaalkan aan magaciisa lasoo bandhigin wuxuu sidoo kale kasoo mid ahaa Ciidamadda Badda Mareykanka , Lama ogga magaaladda uu ka dhacay weerarka lagu dilay sarkaalka iyo qaabka uu u dhacay. Laamaha ammaanka Soomaaliya wali kama…