Dagaalka Twitter Ee Barcelona & Juventus Oo Weli Socda &
Barcelona ayaa weli wada dagaalka baraha bulshada ee ay kula jirto Juventus inkastoo afar isbuuc kale ay inaga xigto in labada kooxood ay mar kale kulmaan.War weyn ayay aheyd markii labada kooxood ee ka mid ah kooxaha ugu waa weyn Yurub ay isku group noqdeen Champions League, madaama kooxaha waa weyn inta badan la kala ilaaliyo wareega group-yada.Dabcan waxaa kulankaan xiiso u sii yeelay suurtogalnimada ay isaga horimaan karaan Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo laakiin weeraryaahnka Juventus ayaa seegay kulankii Turin ee…