Wolves Oo Tiktok Soo Dhigtay Muuqaal Ay Ku Fadeexeyneyso
Wolves ayaa barteeda TikTok waxay soo dhigtay muuqaal ay ku fadeexeyneyso Granit Xhaka iyo difaacasho xumadiisii kulankii isbuucii la soo dhaafay ay 2-1 kaga badiyeen Arsenal ee ka dhacay Emirates Stadium.Adama Traore ayaa si sahlan ku dhaafayay xiddiga reer Switzerland dhowr jeer, isagoo u adeegsaday orodkiisa iyo farsamadiisa xilli kooxda tababare Nuno Espirito Santo ay guul lama filaan ah ku soo gaareen garoonka Arsenal.Wolves ayaa iska celin weysay inay maadeysato awood yarida Xhaka markii uu ka horyimid Traore iyagoo…