Wuxuu u sheegayaa Erling Haaland Real Madrid
Weeraryahanka reer Norway Erling Haaland ayaa ugu dambeyn ka quustay kooxo waa weyn oo yurub ah oo doonayay saxiixiisa dhamaadka xiliciyaareed kaan wuxuuna meesha ka saaray inuu u dhaqaaqayo Europe hada.Haland oo ku guuleystay abaalmarinta Wiilka Dahabiga ah ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay Borussia Dortmund isla markaana uusan diyaar u ahayn inuu ka tago Jarmalka mustaqbalka dhow.Ciyaaryahanku isagoo ka jawaabaya su’aal ku saabsan wararka xanta ah ee suuqa dhex wareegaya ee ah inuu aadayo koox weyn oo yurub ah, wuxuu…