MD Farmaajo oo QM la wadaagay Amniga, Siyaasadda, Covid-19 & Xaaladda Dalka.

Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad uu ka jeediyay Meertada 75-aad ee Golaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa ka hadlay Xaaladda Soomaaliya sida Doorashada, Cudurka Covid-19, Ammaanka, Siyaasadda, Midnimada, Wadajirka iyo qodobo kale. Ugu horeyn waxa uu ka warbixiyay howlaha Amniga, Siyaasadda, kahortagga Covid-19 iyo caqabadaha dhaqaale ee uu sababay xannuunka Coronavirus sida uu khudbaddiisa ku dul istaagay Madaxweyne Farmaajo. Waxa uu sheegay in cudurka…

Guddoomiye Mursal & Madaxweyne Madoobe maxay kawada hadleen?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo la kulmay Madaxweynaha DG Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa kawada hadlay arrimo dhowr ah. Waxyaabaha miiska lasoo dhigay waxaa kamid ah: Doorashada Dalka, codsiinta Heshiiska Madaxda DFS & Dowlad Goboleedyada, garab istaagga Maamulada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka. Mas’uuliyiin katirsan labada dhinac ayaa sheegay in si gaar ah kulanka Axmed Madoobe iyo Maxamed Mursal uu qayb ka ahaa…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More