Kevin De Bruyne Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Roy Keane Iyo
Kevin De Bruyne ayaa ka difaacay Kyle Walker eedayn uga timid halyeygii Manchester United ee Roy Keane oo ku tilmaamay mid edeb daran oo liita.Walker ayaa xili ciyaareedkan si joogto ah u ilaashanayay booskiisa difaaca midig, waxaase uu la kulmay dhalleecayn kulamada qaarkood, gaar ahaan qaladkii uu ku galay Sadio Mane ciyaartii Sabtidii usbuucii hore, taas oo keentay in rikoodhe lagu qabto uu gool u beddelay Mohamed Salah.Roy Keane oo fadhiyey istuudiyaha telefishanka Sky Sports ayaa dhacdadaas kaddib ku tilmaamay Walker…