La Liga Oo Go’aamiyey Mushaharka Ugu Badan Ee Ay Kooxuhu
Maamulka Horyaalka La Liga ayaa shaaciyey xaddiga lacagta ay koox waliba mushahar ahaanta u bixin karto xili ciyaareedkan, taas oo lagu salleeyey miisaaniyadda naadi walba.Barcelona oo mushaharka ay bixin karto loo ogolaa inuu ugu badnaan noqdo £601 milyan oo Gini ayaa lagu wargeliyey in aanu mushaharkooda xili ciyaareedkan ka badan karin £342 milyan oo Gini, taas oo ka dhigan in ku dhowaad kala-badh ay mushaharkeeda hoos u dhigi doonto.Real Madrid ayaa nefis ka dareemaysa marka loo eego Barcelona, waxaanay sannadkii hore…