Jose Mourinho ayaa garaacay Arsenal
Tababaraha Tottenham Jose Mourinho ayaa sheegay inuusan wax walwal ah ka qabin Arsenal iyo tartankooda sababtoo ah kaliya wuxuu fiirinayaa miiska.Spurs ayaa u safreysa Emirates Stadium Axada si ay 7 dhibcood uga fogaato kooxda ay xafiiltamaan ee Arsenal, guul ay gaaraan ayaa u xaqiijin doonta iyaga inay hogaanka u qabtaan Gunners xilli ciyaareedkii shanaad oo isku xigaSi kastaba ha ahaatee, Mourinho ayaa sheegay inuu kaliya diirada saarayo sidii kooxdiisu ay u gaari laheyd afarta sarre isla markaana uusan dooneyn inuu hoos u…