Sawir Ay Arsenal Soo Dhigtay Baraheeda Bulshada Oo Ka
Taageerayaasha Arsenal ayaa ku dhaleeceeyay kooxda inay Mesut Ozil oo kooxda laga saaray lagu soo daray sawirkooda xilli ciyaareedka.Xiddiga Jarmalka ayaa si xun loola dhaqmay xilli ciyaareedkan isagoo laga reebay liiska ciyaartoyda Arsenal u dheeleysa Premier League iyo Europa League.Laakiin kooxda Waqooyiga London ayaa ku fekertay inay fekrad fiican tahay in Mesut Ozil uu la safto ciyaartoyda kale ee u dheeleysa kooxda si loo qaado sawirkooda xilli ciyaareedka.Sawirka waxaa la qaaday horaantii bishaan, waana xilli la…