Muxuu Sameeyay Willian Todobaadkan Oo Keeni Karta In Arsenal
Arsenal ayaa baareysa sababta ka danbeysa go’aanka uu Willian ugu safray magaalada Dubai intii lagu jiray kulamada heerka caalami, iyadoo xiddiga khadka dhexe uu haatan ku qasban yahay inuu keeno natiijada baaritaanka Korona Fayras ka hor inta uusan ku soo laabanin tababarka.32 jirkaan loogama yeerin xulka Brazil, wuxuunta taas bedelkeeda waqti ku qaatay Dubai inkastoo UK ay gashay waji adag oo ah xakameynta faafifda Korona Fayras iyadoo dadka looga digay inay safaro dibada ah aadaan haddii aysan aheyn lagama maarmaan.Sida…