Martial, Cavani, De Gea iyo xidigo kale
Marcus Rashford ayaa lagu soo daray kooxda Manchester United ee wajaheysa West Ham United garoonka Old Trafford ka dib markii uu ka soo kabsaday dhaawac canqowga ah oo soo gaaray Manchester City isbuucii hore.Rashford ayaa la bedelay isbuucii hore ka dib markii laga reebay City guushii ay ka gaareen City ee Etihad, Ole Gunnar Solskjär ayaa horay su’aal uga keenay xaalada ciyaaryahanka ka dib markii uu seegay kulankii AC Milan.Red Devils ayaa aad ugu faraxsan in Marcus Rashford uu soo laabtay maadaama aysan haysan weeraryahan…