Kulanka Rooble & xubno kamid ah hormuudka Warbaahinta –
Todobo qof oo kamid ah hormuudka Warbaahinta magaalada Muqdisho ayaa kaqaybgashay kulanka RW Rooble iyo hogaamiyayaasha xarumaha Warbaahinta, xafiisyada kulamada gaarka ah ee dhismaha XRW midkood ayuu kadhacay Shirku, laba xubnood oo kamid ah kooxda xiriirka iyo Warbaahinta oo fududeyneysay kulanka ayaa nala socday, Ra’isalwasaare Rooble oo buug iyo Qalin gacanta ku haysta iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Finish ayaa sii fadhiyey Hoolka!
Salaan iyo isbarasho kaddib…