Jose Mourinho ayaa magacaabay sagaal ciyaartoy oo Liverpool ah
Tababaraha kooxda Tottenham Jose Mourinho ayaa ku dhawaaqay shaxdiisa rasmiga ah ee kulanka Liverpool ee garoonkeeda Anfield habeenka Arbacada.Mourinho ayaa sheegay inuu filayo koox xoogan inay aadaan Merseyside, inkasta oo ay maqan yihiin tiro ciyaartoy ah oo dhawac ah isla markaana ay dhawaan waayeen Diogo Jota iyo Joel Matip.Liverpool waxaa wiiqay maqnaanshaha Virgil van Dijk iyo Joe Gomez kuwaas oo garoomada ka maqnaa inta ka dhiman xilli ciyaareedkaan, laakiin Thiago Alcantara, James Milner, Xherdan Shaqiri iyo Kostas…