Liverpool Oo Bar-bar Dhac La Soo Gashay FC Midtjylland Xilli
Ka dib ciyaar qeybtii labaad ay Liverpool hoos u dhaceen waxa ay bar bar dhac la galeen kooxda FC Midtjylland oo ay ku hishiiyeen min hal goolLiverpool daqiiqaddii 1-aad ayay heleen gool ka dib bas qaldan oo ay samayeen ciyaartooyda FC Midtjylland , waxaana goolkaas lahaa Mohamed Salah .Ka dib goolkaas , Liverpool iyaga yaa kubadda kubadda ku badnaa halka FC Midtjylland ku tiirsanaayeen kubadaha rogaal celiska oo mararka qaar ay ku sigayeen wiilasha Klopp waliba nooc halis ahaa .Dhamaadkii qeybtaas hore , FC Midtjylland waa…