Cilada Kaliya Ee Solskjaer Uu Leeyahay Xilli El Matador Uu
Xaqiiqda ah in Ole Gunnar Solskjaer uusan garaneyn shax ciyaareedkiisa ugu fiican iskaba daa 11kiisa xiddig ee ugu fiican, labadii sannadood ee uu joogay Man United ayaa wax badan muujineysa.United ayaa ku rafaaday garoonka St Mary’s ilaa iyo uu ka soo galay Cavani oo badbaadiyay islamarkaana guul qiimo leh ku hogaamiyay.Xaqiiqda ah in Cavani uu wacdarro dhigay markii uu hogaaminayay weerarka bartamihii isbuuca waxay aheyd in kulankaan lagu soo bilaabo.Khadka dhexe ee dheemanka ah ee uu Solskjaer ku soo shirtagayo ma ahan…