Xiddigaha U Sharaxan Weeraryahanadii Abid Ugu Fiicnaa Dunida

Inkastoo abaalmarinta caadiga aheyd ee Ballon d’Or aan la bixin doonin sannadkan 2020, hadana waxaa jirta tartan loogu jiro Kooxda Riyada ee Ballon d’Or iyadoo haatan la shaaciyay xiddigaha u sharaxan dhanka weerarka.Maanta oo Isniin ah ayaa la shaaciyay laacibiinta u sharaxan seddexda boos ee weerarka iyadoo ay ka soo muuqdeen xiddigaha ugu magaca weyn dunida sida Lionel Messi, George Best iyo Stanley Mathews.Majalada France Football ayaa shaacisay liiska musharaxiinta iyagoo doonaya inay sameeyaan shax taariikhi ah oo…

Man United Oo Xaqiijisay Shan Xiddig Oo Waa Weyn Oo Ka

Ole Gunnar Solskjaer ayaa xaqiijiyay in Manchester United ay ka maqnaan doonaan shan ciyaaryahan kulanka Champions League ee ay habeen danbe la ciyaarayaan Paris Saint-Germain.Tababaraha ayaa shaaca ka qaaday shir jaraa’id uu goor dhaweyd ku qabtan Paris in Edinson Cavani iyo Mason Greenwood iyo sidoo kale kabtanka United Harry Maguire inay seegi doonaan kulanka ugu horeeya xilli ciyaareedka Champions League.Eric Bailly iyo Jesse Lingard ayaa iyagana laga soo tagay iyagoo ku sugan Manchester.“Haa dhowr ciyaaryahan ayaa inaga…

Raysul wasaare Rooble oo xukuumad cusub caawa magacaabay

Ra’iisul wasaaraha xukumadda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa ku dhawaaqay liiska golihiisa xukumadda. Wasiirka qaarkood ayaa la soo celiyay,halka kuwa kalana isku shaandhayn lagu sameeyay. Wasiiradda qaarkood ayaa waayay xilalkoodii. Halkaan ka aqri Magacaabista Golaha Wasiiradda

Madaxa Akadeemiga Arsenal Mertesacker Oo Kashifay Sababta Uu

Madaxa akadeemiga Arsenal Per Mertesacker ayaa xaqiijiyay in sababta Mesut Ozil looga saaray kooxda inaysan aheyn qaab ciyaareedkiisa ama tababarkiisa isagoo soo jeediyay inay tahay mid la xiriirta noloshiisa gaarka ah.Kubadsameeyaha Jarmalka oo 32 sanno jir ah ayaa gabi ahaanba waxaa kooxda ka saaray tababare Mikel Arteta bilooyinkii ugu danbeeyay.Ozil ma uusan u ciyaarin Gunners tan iyo kulankii ay 1-0 kaga badiyeen West Ham 7dii bishii March.Xiddigii hore ee Real Madrid ayaa sidoo kale laga reebay liiska xiddigaha Gunners…

“Historical visit” by ICC prosecutor Fatou Bensouda

The prosecutor of the International Criminal Court (ICC), Fatou Bensouda, has been on an official visit to Sudan since Saturday 17 October. This is the first official contact between the authorities following the 2018 revolution and the ICC, and it is an opportunity for Khartoum and the prosecutor to concretely discuss the verdict on the crimes committed under the former leader's regime. of the state of Omar al-Bashir. as reported from Nairobi, "This historic visit is proof of the overall reform of the new Sudan." This…

Guinea’s opposition chief declares victory within the president’s vote

Cellou Dalein Diallo, 68, introduced with out ready for Guinea's electoral authority to launch the official determine from Sunday's presidential election. Guinea's foremost opposition chief Cellou Dalein Diallo has declared that he received a extremely controversial presidential election towards the present Alpha Conde, who's looking for a controversial third time period."Regardless of the…

Xiddig Lama Filaan Ah Oo Kabtan U Noqon Doona Manchester

Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa u doortay Bruno Fernandes oo kaliya kooxda jooga tan iyo bishii Janaayo inuu kabtan u noqdo kulankooda ugu horeeya xilli ciyaareedka cusub ee Champions League.Manchester United ayaa u safartay caasimada Faransiiska ee Paris iyagoo garoonka Parc des Princes habeen danbe oo Talaado ah kula ciyaaraya kooxdii finalka gaartay xilli ciyaareedkii hore ee Paris Saint-Germain.Madaama kulanka habeen danbe uu seegayo kabtanka kooxda Harry Maguire iyo si la mid ah saxiixa cusub Edinson Cavani, tababare…

Fanaanadii Saynab Xaaji Cali Baxsan oo Muqdisho ku

Allaha u naxariisto waxaa galabta magaalada Muqdisho ku geeriyootay Saynab Xaaji Cali Baxsan oo ahayd Fanaanad wayn oo aad looga yaqiin Gayiga Soomaalidu degto. Fanaanada ayaa waayihii ugu dambeeyay ku xanuunsanaysay magaalada Muqdisho, iyadoo mar dalka dibadiisa xaalad caafimaad loogu qaaday kadibna ay kusoo laabatay iyadoo caafimaad dareemaysay. Saynab Cali Baxsan oo fanka kusoo biirtay sanadkii 1964, ayaa kamid ahayd fanaaniinta dhinaca dumarka ah ee ugu horreeyey fanka…

What Consuming a McDonald's Burger Does to Your Physique

Whenever you need to eat wholesome, steering away from burgers and different fried meals looks like a no brainer. Even on a cheat day, one burger may doubtlessly derail your whole onerous work. The nutritionally harmful nature of burgers on our well being appears large in comparison with many different meals, main us to marvel what really occurs after we down one in all these calorie bombs—like after we eat a McDonald's burger. To assist us perceive the quick penalties of consuming a burger, we consulted Amy Goodson, MS, RD,…

Andrea Pirlo Oo Sheegay MAGACA Tababaraha Tusaalaha U Ah Ee

Tababaraha kooxda Juventus ee Andrea Pirlo ayaa shaaca ka qaaday macalinka uu doonayo inuu waayihiisa tababarenimo tusaale uga noqdo isaga oo jagadaas ku maamuusay hormoodka Manchester City ee Pep Guardiola.Pirlo oo 41 sano jir ah isla markaana bishii August loo magacaabay tababaraha Juventus usbuuc kaddib markii tababaraha da’yarta 23 sano jirada ah ee kooxdaas loo magacaabay ayaa Guardiola ku sifeeyay inuu yahay mid kamida kuwa ugu fiican.Magacaabista Pirlo ayaa xigtay kaddib markii shaqada laga caydhiyay Maurizio Sarri oo…