Mikel Arteta Oo Ka Hadlay Ceyrintiisa & Aragtida Ay Maamulka
Mikel Arteta ayaa qirtay inuusan ka warqabo in maalin uun la ceyrin doono.Laakiin tababaraha Arsenal ayaa dooneynin inay maalintaas noqoto goordhow inkastoo Gunners ay ka dhacday kaalinta 14aad ka dib guuldarro ka soo gaartay Wolves.Arsenal ayaa marna sarre u kaceysay marna hoos u dhaceysay xilli ciyaareedkan, iyagoo wacdarro dhigay kulankii Manchester United laakiin waxay dhibco ku dhumiyeen kooxaha sida Leeds iyo Aston Villa.Arteta ayaa loo xilsaaray inuu Gunners ku soo celiyo Champions League laakiin waa inay horumar…