Ole Gunnar Solskjär ayaa soo saaray kooxda
Edinson Cavani ayaan ka mid ahayn ciyaartoydii Man United ee tagay The Lowry Hotel ka hor kulankii 183rd ee Derby Manchester ee caawa dhex mari doona United iyo City.Cavani oo 33 jir ah ayaa dhaawac muruqa ah ka soo gaadhay West Ham todobaadkii hore waxana uu seegay kulankii semi-finalka Champions League ee ay la ciyaareen RB Leizig.Ole Gunnar Solskjaer ayaa sheegay in Cavani uu tababar qaatay tan iyo kulankii Leipzig, laakiin wuxuu shaki ka qabaa inuu diyaar noqon doono.Anthony Martial ayaa ku soo laabtay Manchester United…