Michael Owen ayaa saadaaliyay kooxaha guuleysan doona
Manchester United ayaa dooneysa inay dib uga boodo guuldaradii Champions League ee usbuucii lasoo dhaafay ay garoonkeeda Old Trafford ku martigelisay deriskeeda Manchester City.In kasta oo xilli hore laga reebay Champions League, haddana kooxda Ole Gunnar Solskjaer ayaa badisay laba kulan oo isku xigta oo Premier League ah waxayna badisay afartii kulan ee ugu dambeysay.Weeraryahankii hore ee Manchester United iyo Liverpool Michael Owen ayaa saadaaliyay kulan adag oo caawa dhacaya, wuxuuna niyad jabiyay taageerayaasha…