Shirka Madasha Soomaaliya & Saaxiibada Caalamka oo maanta
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmaya shir loogu magac daray Madasha Soomaaliya & Saaxiibada Caalamka oo looga hadlayo Xaaladda Dalka, Doorashada, Amniga, Dhaqaalaha, Taageerada & qodobo kale.
Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa daah-furaya Shirka, Hogaamiyayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa kulanka uga qaybgalaya aaladda fogaan aragga (Video Conference), Wakiilada kala duwan ee dalalka caalamka & Ururada daneeya Soomaaliya.
Qodobada ugu weyn ee…