Kenya oo waysay lacag dhan 4.64 bilyan oo ay ku raadinaysay
Dowladda Kenya ayaa Midowga Yurub iyo daneeyeyaasha kale waxa ay ka heshaa lacagta ay ku qaadato ciidamadeeda Soomaaliya kula dagaalamaya Al-Shabaab, sidda ay warsiday bogga afka dheer ee Business Daily. Inkasta oo dib u dhac uu ku yimid, kharashkan waxa ay ahayd in la bixiyo June, 2020. Sidda ay muujineyso xogta, lacagtan dhan 4.64 bilyan oo lacagta Kenyaanka ah ayaa waxaa ku jirta sarre u kac todoba boqolkiiba ah. Bixinta ayaa meesha ka saartey walaacii ahaa in dhaqaalaha loo yareyn doono sabab la xiriirta aafada ama…
