Siciid Deni:- Waa in la qaadaa 4 tilaabo oo deg deg ah si
Hogaamiyaha Dowlad-goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta ka qayb galay shirka wadatashiga Soomaaliya iyo Beeshs Caalamka.
Xuquudka Sawirka;-Puntland State House.
Hogaamiyaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka, oo ay ka qeybgaleen Dowladda Federaalka ah, Dowladdaha xubnaha ka ah iyo Wakiillada Beesha Caalamka iyo Wadamada daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa soo jeediyay afar qodob oo uu sheegay…