“Kama walwalayo geeskaan” – Fiiri tababarihii hore
Tim Sherwood ayaa waji gabax kala kulmay ka dib markii uu si toos ah TV-ga uga sheegay inuusan wax walwal ah ka qabin koornada Liverpool daqiiqadii 90aad ee kulankii Spurs, ilbiriqsiyo ka hor inta uusan Roberto Firmino u badalin.Tababarihii hore ee Tottenham ayaa falanqeeye ka ahaa shirkadda Amazon Prime oo ciyaarta soo tabisay.Iyadoo ciyaarta ay qeybtii hore aheyd 1-1, Reds ayaa kooner la saaray.Gees kale. Kama walwalayo geeskaan, ayuu yiri Sherwood.“Waan la hadli karaa aniga, laakiin waxaan u maleynayaa in Tottenham ay…