Shaxda Rasmiga Ah Ee Tottenham vs Arsenal – Mourinho Oo Shax
Tottenham ayaa garoonkeeda ku qaabilaysa Arsenal oo ay ka dhaxayso cadaawad weyn oo ay abuurtay xafiiltanka xaafadeed ee ay ka wada dhisan yihiin, iyagoo labadooduba wada deggan woqooyiga magaalada London.Tottenham ayaa hoggaanka horyaalka Premier League qaban si buuxda ula wareegi doonta haddii ay guul ka gaadho ciyaartan, waxaana uu Jose Mourinho safkiisa kusoo bilaabay Harry Kane iyo Son oo ah xiddigaha uu goolasha ugu badan ka dhalinaya horyaalka amaba caawinta ka sameeyey marka la isku geeyo waxqabadkooda.Saxeexii ay…