Sababta aan ugu Istaagay Hoggaanka Dalka

Waxan jeclaan lahaa inaan faaladaan kooban ugu ifiyo shacabka Soomaaliyeed sababta iyo muhiimada murashaxnimadeyda jagada ugu sareysa dalka, iyo weliba sababta aan sida gaarka ah ugu qalmo hogaanka dalka xilligan adag Jaceylka aan u qabo wadankayga Waxaan ka tirsanahay jiilkii loo yaqaanay “calan saar” ee dhashay sanadihii xornimodoonka oo ay Soomaaliya xoriyadda qaadatay ee 1960-aadkii. Jiilkaan oo wax ku bartay iskuulada dowladda oo xilligaas ay tayada waxbarasho, jaceylka waddanka iyo ku faanidda wadaninimada ay ahayd…

Senegal: sluggish vogue at vogue week

In Senegal, a Dakar Trend Week minimalist was held on December 12 and 13 because of the "worrying" improvement of Covid-19 within the nation, which bolstered the restrictive measures. Throughout a single large parade below the baobabs, in Nguékhokh, 80 km south of the capital, the illicit African vogue occasion welcomed about twenty designers. Most of them have offered "sluggish vogue" collections that…

Mesut Ozil ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay

Mesut Ozil ayaa si cad u muujiyay calaamadiisa kadib guuldaradii ugu dambaysay ee Arsenal ee premier League.Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Jarmalka, oo laga reebay safka Gunners ee xilli ciyaareedkaan Premier League iyo Europa League, ayaa bartiisa Twitter-ka ku muujiyay murugo iyo ilmo.Ozil waa ciyaaryahanka ugu mushaarka badan kooxda waana ciyaaryahanka ugu waqtiga dheer Arsenal laakiin ma uusan ceyrin Gunners xilli ciyaareedkaan oo dhan.Tababaraha kooxda Arsenal Mikel Arteta ayaa qaatay go, aan la yaab leh oo uu ku…

the head of the Tigrayan leaders set a price

Prime Minister Abiy Ahmed announced the final victory of the federal troops a few days ago, except that the fighting in reality continues in the interior of the province. It is not possible to get hold of the TPLF leaders and the Ministry of Defense encourages the residents to condemn them. as reported from Addis Ababa, Noé…