African professional players appear on Feja 4

The fourth edition of the festival for electronics and video games from Abidjan (Feja) ended on Sunday 6 December. This international festival has become the meeting place for African players who are becoming more and more professional and even starting to earn their living in front of the console, like their counterparts from other continents.…

AFAR Xiddig Oo Liverpool Ah Oo Xasuuqay Wolves, Reds Oo

Liverpool ayaa figta ugu sarraysa ee horyaalka Premier League ku qabsatay Tottenham, kaddib guul weyn oo ay ka gaadhay Wolves oo ugu timid Anfield.Reds ayaa farxadda kula qaybsatay taageereyaasheeda kusoo laabtay garoomada, waxaanay kaga farxiyeen nus-dersin goolal ah oo ay xiddigaheedu si hawl-yaraan ah ugu shubayeen goolka Wolves oo aanay ku jirin tamartii iyo awooddii looga bartay.Tababare Jurgen Klopp ayay kooxdiisu yeelatay 24 dhibcood oo ay horyaalka ku wada hoggaaminayaan Tottenham, waxaana gool dhalinta u furay…

Jamaahiirta Arsenal Oo Ka Cadhooday Ficilkii Uu Mikel Arteta

Jamaahiirta kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa rumaysan int ababare Mikel Arteta uu garoonka ku qasbay Thomas Partey oo uu ciyaarta kusoo celiyey isaga oo dhaawac ah, si uu u difaaco goolkii labaad ee uu ka dhaliyey Harry Kane.Partey oo kasoo laabtay dhaawac ayaa ku dhex dhibaatooday garoonka, waxaana uu damcay inuu baxo iyadoo ay ciyaartu maraysay 1-0, laakiin Mikel Arteta ayaa kusoo celiyey garoonka si uu ugu sii jiro, khaasatan inuu difaaco kubaddii uu dhalinayay Harry Kane oo timid waqti uu laacibkani kasoo noqonayay…

Xiddigii Garoonka Ee Aan Goolka Dhalinin, TODDOBA Ciyaartoy

Heung-Min Son iyo Harry Kane ayaa ahaa geesiyada Tottenham mar kale ku celiyey inay qabato hoggaanka horyaalka Premier League, iyagoo farxad kusoo dhoweeyey taageereyaal 2,000 qof ahaa oo markii ugu horryesay yimid Tottenham Hotspur Stadium tan iyo bishii March ee horraantii sannadkan.Labadan xiddig ayaa min hal gool u dhaliyey Tottenham kulankii North London derby ee ay 2-0 ku garaaceen Arsenal.Daqiiqaddii 13aad ayay Arsenal heshay madax-xanuunka ugu horreeyey ee ciyaarta, waxaana gool qurux badan oo uu soo jaray ka…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Liverpool vs Wolves – Klopp Oo

Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield waxay ku qaabilaysaa kooxda adag ee Wolves xilli ay dersin ciyaartooyo ahi kaga maqan yihiin dhaawacyo.Tababare Jurgen Klopp oo ogsoon in kaalinta saddexaad ay u dhacday kooxdiisu ayaa kusoo bilaabay shax adag si ay hoggaanka ula wadaagi karaan Tottenham oo laba dhibcood ka horreysa Chelsea kaddib guushii ay ka gaadheen Arsenal.Roberto Firmino ayaa difaaca dhexe kula soo bilowday laacibka reer Cameroon ee Joel Matip, waxaana dhinaca bidix taam usoo noqday Robertson kaddib jug kasoo gaadhay…