MA BAXAYO!! – Xiddig Barcelona Ah Oo Ka Dhaartay

Khadka dhexe ee kooxda Barcelona ee Miralem Pjanic ayaa lagu soo warramayaa inuu diiday inuu iskaga tago kooxdaas suuqa xagaaga sanadkan isaga oo saamayn ku yeelanaya qorshaha uu tababare Ronald Koeman ku keenayay Gini Wijnaldum oo Liverpool kaga imanaya.Tababarihii hore ee xulka qaranka Netherland ayaa Wijnaldum u doortay xiddiga uu kusoo xoojinayo khadkiisa dhexe isaga oo Pjanic u calaamadsaday midka uu dirayo si uu boos ugu baneeyo Wijnaldum.Si kastaba, haatan Pjanic ayaa shaaca ka qaaday sida uu u qorshaynayo inuu sanado…

KDF delivers COVID-19 vaccines to troops in Somalia

KDF delivers COVID-19 vaccines to troops in Somalia NAIROBI, Kenya - Major General George Ng'ang'a, Director of Medical Services of the Kenya Defense Forces launched the Covid-19 vaccination exercise for troops deployed during the African Union mission in Somalia in Sector II headquarters in Dhobley. This is part of the ongoing Phase 1 of the national immunization program in the fight against…

Sidee Ayay Noqon Doontaa Shaxda Liverpool Haddii

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa doonaya inuu dib u dhiso kooxdiisa xagaagan ka dib xilli ciyaareed liita oo kooxdiisa soo maray.Daafaca Napoli Kalidou Koulibaly ayaa lala xiriirinayaa inuu xagaaga u wareegayo Anfield iyadoo aan eegi doono sida ay noqoneyso shaxda Reds haddii ay soo wareegaan daafaca adag iyo labo saxiix kale oo lala xiriirinayo.Shaki kuma jiro booska goolhayaha ee Alisson iyadoo la filayo in afarta daafaca danbe uu ku soo biiri doono kaliya Koulibaly oo ka garab dheelaya Van Dijk oo xilli ciyaareedkan…

15 Mudane oo diiday Go’aanka Af-hayeenka golaha

Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka ayaa diiday go’aankii afhayeenka Golaha Shacabka oo mudo xileedkiisu dhamaaday 27-dii December -2020 uu shanta kulan ee soo aadan uga mamnuucay 15 mudane oo katirsan golaha Axmed Macalin Fiqi wasiirka amaanka Galmudug oo ah mudane ka tirsan golaha shacabka  ayaa go’aanka fadhiyada golaha loogu mamnuucay 15 mudane ugu yeeray “Toogasho u la kac ah oo loo geystay hey’addii Xeerdejinta”. Axmed Fiqi ayaa yiri: “Tani waa…

Go’aanka Mursal fadhiyada golaha shacabka ugu mamnuucay

Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo Siyaasiyiin ayaa diiday go’aankii afhayeenka Golaha Shacabka ee mudo xileedkiisu dhamaaday 27-dii December ee sanadkii hore 2020-ka uu shanta kulan ee soo aadan ee golahaas uu kaga mamnuucay 15 mudane. “Toogasho ula kac oo loo geystay golaha shacabka” Axmed Macalin Fiqi wasiirka amaanka Galmudug oo ah mudane ka tirsan baarlamaanka mudo xileedkiisu dhamaaday ayaa go’aanka fadhiyada golaha loogu mamnuucay 15 mudane ugu yeeray “Toogasho ula kac oo…

Erling Haaland Aabihiis Oo Ka Hadlay Wadahadalada

Dagaalka loogu yiri saxiixa Erling Haaland ayaa ah mid xiiso badan iyadoo Manchester United, Manchester City iyo Chelsea ay intaba ku jiraan tartanka saxiixiisa.Waxay tartan kala kulmayaan kooxaha Real Madrid, Bayern Munich iyo Barcelona oo iyaguna doonaya xiddiga Borussia Dortmund.Dadka qaar ayaa aaminsanaa in madaama Haaland aabihiis Alf-Inge uu kula talin doono inuu ku biiro Man City madaama uu u soo ciyaaray islamarkaana dhaawicii jabka ahaa uu kala kulmay halyeeyga Man United Roy Keane.Laakiin Alf-Inge oo sidoo kale u…

Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ee Ay

Weeraryahanka Wales Gareth Bale qeyb kama ahan qorshaha Real Madrid ee xilli ciyaareedka danbe inkastoo uu 31 jirkaan sheegay inuu qorshenayo inuu ku laabto kooxda reer Spain xagaaga marka uu dhamaado heshiiskiisa amaahda ee Tottenham. (Marca)Bale ayaa ka mid noqon kara lix ciyaaryahan oo ay Real Madrid iska iibineyso si ay lacag ugu hesho soo xerogelinta 22 jirka kooxda PSG Kylian Mbappe iyo 20 jirka kooxda Borussia Dortmund Erling Haaland. (Sunday Mirror)Tababaraha Chelsea Thomas Tuchel ayaa weydiistay milkiilaha Blues…

Harry Kane Oo Waqti Rasmi Ah U Qabtay Kooxaha Real

Harry Kane ayaa u sheegay kooxaha xiiseynayaan xagaagan ee Real Madrid, Manchester City iyo Paris Saint-Germain inuu go’aan cad ka gaari doono mustaqbalkiisa ka dib marka uu soo dhamaado tartanka Qaramada Yurub oo lagu soo gabagabeynayo garoonka Wembley.Weeraryahanka Ingariiska ayaa shaki weyn la gelinayaa mustaqbalkiisa kooxda Tottenham, laakiin ma doonayo in ka hadalka mustaqbalkiisa ay wax u dhinto hamigiisa hanashada Koobka Qaramada Yurub.Kane oo aan weli ku guuleysanin wax koob ah laakiin ciyaaraya finalka Carabao Cup…

Myanmar: Militariga oo toogashada Rayidka kordhiyay &

Myanmar oo Talada Militariga la wareegay 1-dii Febaraayo 2021 waxaa ka socda dibadbaxyada dadka ka careysan go’aan ay ka dhigayaan iyada oo Ciidamada ay toogasho si joogta ugu sameeyaan dadka xamaasadeysan. 114-ruux oo Sabtidii la dilay waxa ay ka dhigtay tiradii ugu badneed ee la togto waxaana sidaas ku jabay rikoodhkii todobaadyo kahor ee ahaa in maalin qura la dilay 90-ruux sida ay tebisay Warbaahinta Gudaha & tan dibedda. Hay’adaha u dooda Xuquuqda Aadanaha ayaa cambaareyn kusoo koobmay, Dowladaha qaar waxa ay…

Cristiano Ronaldo Oo Ka Hadlay Xanaaqii Uu

Cristiano Ronaldo ayaa sheegay inuusan marnaba isbedeleynin ka dib markii uu si carro leh garoonka uga baxay ka hor inta aan seeriga la yeerinin madaama laga diiday gool sax aheyd oo ay Portugal ku badin kartay kulankii ay barbaraha 2-2 la galeen xulka Serbia.Portugal ayaa labo gool ku hormartay kulankii xalay iyadoo uu u dhaliyay xiddiga Liverpool Diogo Jota laakiin Serbia ayaa ciyaarta ku soo laabatay markii ay shabaqa u soo taabteen qeybtii labaad Aleksandar Mitrovic iyo Filip Kostic.Serbia ayaa ka dib casaan laga siiyay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More