Go’aanka Mursal fadhiyada golaha shacabka ugu mamnuucay
Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo Siyaasiyiin ayaa diiday go’aankii afhayeenka Golaha Shacabka ee mudo xileedkiisu dhamaaday 27-dii December ee sanadkii hore 2020-ka uu shanta kulan ee soo aadan ee golahaas uu kaga mamnuucay 15 mudane.
“Toogasho ula kac oo loo geystay golaha shacabka”
Axmed Macalin Fiqi wasiirka amaanka Galmudug oo ah mudane ka tirsan baarlamaanka mudo xileedkiisu dhamaaday ayaa go’aanka fadhiyada golaha loogu mamnuucay 15 mudane ugu yeeray “Toogasho ula kac oo…