Qarax Sababay Khasaare oo ka dhacay Muqdisho
Qarax nuuciisa lagu sheegay miino ayaa ka dhacay meel aan sidaas uga fogeyn isgoyska Beexaani ee Magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaare dhaawac sida ay Axadle u xaqiijiyeen ilo kala duwan.
Ilaa saddex ruux oo labo kamid ah ilaalo la socotay Toyota Hilux oo Soomaalida u taqaan (Qooqan), waxaana loo qaaday Goobaha Caafimaadka si looga daweeyo waxyeelada gaartay sida Axadle ay kasoo xigatay ilo wareedyo.
Goobta uu qaraxa ka dhacay oo kala qaybisa Degmooyinka Shibis & Kaaraan waxaa gaaray Ciidamada ammaanka…