Maxay kawada hadlayaan Shanta Hogaamiye Goboleed
Magaalada Muqdisho waxa uu shir gaar ah maanta uga furmay Hogaamiyayaasha Dowlad-Goboleedyada Puntland, Galmudug, Jubbaland, Koofur Galbeed & Hir-Shabeelle kadib markii ay soo sameeyeen wadatashi la xiriira Ajendaha Beesha Caalamka ka sugeysa.
Kulanka oo Duhurnimadii maanta oo Sabti ah ka furmay Xalane waxa ay ka doodayaan Madax-Goboleedyada sidii ay u dejin lahaayeen Ajende ay ku mideysan yihiin oo lagu wajahayo xaaladda cakiran si isla todobaadkaan uu u furmo Shirka guud.
Waa ay is aragti dhaafsanayaan,…