Waa Kuwan Labada Xiddig Ee Muhiimka Ah Ee Real Madrid Ka

Kooxda difaacanaysa horyaalka La Liga ee Real Madrid ayaa la xusayaa inay kulanka adag ee Sevilla ka maqnaan doonaan kabtankeeda Sergio Ramos iyo daafaca midig ee Dani Carvajal.Warbixin uu soo saaray wargeyska ree Spain ee Marca ayaa sheegaysa sida ay labada daafacba hubaal u maqnaan doonaan ciyaarta Sevilla ay booqanayaan Sabtida balse ay isha ugu hayaan kulanka Champions League ee Borussia Monchengladbach.Labada xiddig ayaa ah kuwo labaduba si keli keli ah tababar u qaadanaya wakhtigan, walow la filayo inay soo laaban…

Bilowgii Askarta Mareykanka ee soo gelista Soomaaliya oo

Waxaa u dhimanaa labo bil oo keliya, waxa uu qaatay go’aan uu Soomaaliya ugu soo dirayo Ciidamo gaaraya 28,000 oo ah kuwa Badda, sababtu ugu weyn ee go’aankaas dhalisay waa xaaladda Soomaaliya oo aan hagaagsaneen. 4-ta December 1992-dii, Madaxweynihii 41-aad ee Mareykanka ayaa qaatay go’aan qaraar oo ciidamo ugu soo diray Soomaaliya si loo badbaadiyo dalkaan dhaca geeska Afrika oo 1991-kii waayay nidaamkii Dowladda. George Herbert Walker Bush ayaa caalamka u bidhaamiyay in aan…

Did the Madingou meeting create more questions than answers?

Only four months until the 202 presidential election. In Congo-Brazzaville, the political class met last week in Madingou (south) during a consultation to better prepare for this election. But the former finance minister, Mathias Dzon, describes the meeting as a failure and demands a "real" dialogue. For its part, the Convention of the Republican Parties (Copar), which brings together the political…

“Shiinuhu Sababta uu u noqday cadawga 1-aad ee Mareykanka

John Ratcliffe oo ah sarkaalka ugu sarreeya Sirdoonka Mareykanka oo Warbixin siiyay Wargeyska Wall Street Journal waxa uu daaha ka qaaday sababta Shiinaha uu u noqday cadawga koowaad ee Mareykanka. Qoraalka uu daabacay John oo aad u dheeraa waxa uu dul istaagay ogaantiisa & macluumaadka kale uu hayo ee sababta ka dambeysa in Xukuumadda Washington ay u colaadiso isla markaana isaga ilaaliso Xukuumadda Beijing. Sarkaalka ugu sarreeya Sirdoonka Mareykanka ayaa sheegay in…

“Tani Waa Real Madrid Raggoow, Waxaynu……” Sergio Ramos Oo

Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa lagu soo warramayaa inuu kulan deg-deg ah iskugu yeedhay dhammaan xiddigaha kooxdiisa kaddib guuldarrooyin is raacsan oo ay lasoo kulmeen muddooyinkan ugu dambeeyay.Real Madrid ayaa kulankii ugu dambeeyay guuldarro 2-0 ah kala soo kulantay Shakhtar Donestk, Ramos ayaa kulanka uu iskugu yeedhay dhammaan xiddigaha kooxda kaga hadlay muhiimada kulanka ay la yeelan doonaan Borussia Monchengladbach ee ugu dambeeya heerka Group-yada Champions League.Real Madrid oo booska saddexaad…

Qoor-Qoor oo 19-Cishe ku howlan isu soo dhaweynta DFS &

Hogaamiyaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa Muqdisho yimid 15-kii November 2020, kadib markii uu kordhay muranka ka dhashay Guddiga Doorashada 20/21 ee heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed, kadib markii Musharixiinta Hogaamiyaha 2021 ay sheegeen in lagu daray Shaqsiyaad katirsan Nabadsugidda & Madaxtooyada. Sharci ahaan waxa ay sheegeen in xubnahaas ay baalmarsan yihiin Dastuurka Dalka & nidaamka lagu heshiiyay in lagu wajaho Doorashada marka uu…

Xuud oo Weeraray Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka

Magaalada Baladweyne waxaa ka dhacay iska hor imaad dhexmaray Ciidamada ammaanka Magaaladaas & maleeshiyaad ku heyb ah Abuukar Xaaji Warsame oo ku magac dheer Xuud oo diidan hab dhismeedka DG Hir-Shabeelle. Ilo xog ogaal ah ayaa Axadle u sheegay in maleeshiyaadka ay iska dhex abaabuleen Xaafadaha Magaalada Baladweyne, sidaasina ay ku fulisay weerarada ka dhacay Xaafadaha Kooshin & Xaawa-Taako. Iska hor imaadka oo muddo kooban socday waxaa ka dhashay Khasaare dhimasho…

5 Stunning Fats Burners Your Food regimen Is Lacking

Whether or not you need to begin your weight reduction, kick your metabolism into full gear or restart your fats burner, there isn't a place higher to see than your food plan. Following a wholesome consuming sample is one of the simplest ways to lose kilos, however having some particular fats burners that you just take with you at any time when potential can solely assist the method. Whenever you want just a little extra feeling than conventional fats burning…