MURUGO: Labo Ka Mid Ah Xiddigaha Man United &
Xiddiga Arsenal Lucas Torreira ayaa hooyadiis ay geeriyootay ka dib markii uu ku dhacay cudurka Korona Fayras sida ay sheegtay jariirada Uruguay ka soo baxda ee Ovacion.
Viviana Di Pascua oo 53 sanno jir aheyd ayaa dhawaan gashay kooma ka dib markii uu Korona Fayras kula dhacay dalkeeda Uruguay.
Torreira oo haatan amaah ku jooga Arletico Madrid ayaa loo ogolaansho ka helay kooxda La Liga ka dhisan isagoo u duulay magaalada Frey Bentos si uu u dhinac joogo hooyadiisa saacadihii ugu danbeeyay ee nolosheeda.
Geerida…