Man United Oo Laga Reebay FA Cup, Iheanacho Oo
Manchester United ayaa laga reebay koobka FA Cup ka dib markii ay caawa guuldarro 3-1 ka soo gaartay kooxda Leicester City oo marti loo ahaa iyadoo xiddigii hore ee Man City Iheanacho uu dhaliyay labo gool.
Leicester ayaa hogaanka ku hormartay markii uu shabaqa u soo taabtay Iheanacho ka hor inta uusan Man United u barbareynin Greenwood laakiin Leicester waxaa hogaanka ku soo celiyay Tielamans ka hor inta uusan Iheancho guusha xaqiijin. Waa markii ugu horeysay tan iyo 1982dii ee ay Leicester u soo baxdo semi-finalka FA…